Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadley Saldhiga Military Ee Dawlada Imaraadku Rabto In Ay Dhisato Berbera
January 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud

Xiir Faratoon waxaa uu maanta ka hadley saldhiga Military ee dawlada imaraadka carabtu rabto in ay ka sameysato magaalada Berbera .

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in dawladu ay siyaasada dalka gacanta ku hayso isla markaana waxii danta dalka ay u aragto ay sameyn doonto

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News