Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadley Halka Ay Mareyso Nabadeynta Beelaha Wada Dega Koonfurta Gobalka Sool
May 29, 2017 - Written by suxufi

Laascanood (Saxilnews):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud XiirFaraoon oo ku sugan Magaalada Laascanood waxaa uu ka Hadley halka ay mareyso nabadeynta laba beelood oo wada dega koonfurta Gobalka Sool

 

Wasiirka ayaa sheegay in arintaasi ay mareyso halkii ugu fiicneed isla markaana lagu dhaw dhaw yahay wakhtigii wax la kala xukumi lahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News