Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Go,aamo Adag Dul Dhigay Dadka Ajaanibka Ah Ee Somaliland Ku Sugan
January 29, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa uu amaro

dul dhigay dadka ajaanibka ah ee ku sugan gudaha Somaliland .

Wasiirka ayaa waxaa uu ugu baaqey dhamaan dadka ajaanibka ah ee Somaliland ku sugan in ay iska diwaangaliyaan goobaha loo furay isla markaana hadii ay isdiwaangalin waayan la qab qaban doono

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News