Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Somaliya Oo Ku Dhawaaqey Saddex Cadow Oo Dawlada Farmaajo La Dagaalami Doonto
April 30, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Moqdisho (Saxilnews):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Yuusuf Garaad Axmed ayaawaxaa uu ku dhawaaqey saddex cadow oo dawlada madaxweyne Farmaajo ay la dagaalami doonto

 

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in saddexadaas cadow ay kala yahn 1. Musuq Maasuqa 2. La Dagaalanka  Ururka Al-shabaab 3. Iyo Fakhriga .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News