Saxilnews.com
Daawo:- “Wasiir Xaglatoosiye Heys Casilo Dal Iyo Dad-toona Dan Kama Lahee” Oday Maxamed Xuseen Axmed
March 26, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Maxamed Xuseen Axmed oo  ka mida odayaasha deegaanka Dacarta oo hoos taga degmada Faraweyne, ayaa wasiirka wasaarada caafimaadka Jamhuuriyada Somaliland ugu baaqay inuu iscasilo.

Odaygani waxaa uu sheegay in wasiir Saleebaan ka gaabiyay shaqaada uu qaranka u hayo isaga oo ku eedeeyay inaanu ka soo bixin Saleebaan Ciise Axmed balamaha uu dadka la galo.

 

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News