Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Oo Si Qadhaadh Uga Jawaabey Codsi Wasaaradiisa Uga Yimid Maayar Solteco Iyo Xoghayaha Kulmiye
May 1, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Wasiir ku xigeenka gobalada iyo degmooyinka ee wasaarada arimaha gudahaSomaliland Jaamac Cabdilaahi Biin ayaa waxaa uu si qadhaadh uga jawaabey codsi wasaaradiisa uga yimid mayaarka Hargeysa iyo xoghayaha  xisbiga Kulmiye  .

 

Codsigan oo ahaa in xoghaye kasta oo loo soo magacaabo  Dawlada Hoose Ee Hargeysa  wakhti la siiyo waxaa uu wasiir ku xigeenku ku tilmaamey hadaladaas in aaney aheyn  Ereyo aan dawlad nimada ku jirin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News