Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Ka Mid Ah Xukumadda Madaxweyne Siilanyo Oo Goob Fagaare Ah Kaga Dhawaaqey In Xifdinta Quraanka Kariimka Uu Bilaabi Doono
June 9, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaaniayaa waxaa uu goob fagaare ah isla markaana madaxweyne Siilanyo goob joog ka ahaa ka sheegay in uu iminka bilaabi doono Xifdinta Quraanka Kariimka

Sidoo kale Wasiir Cadaani ayaa sheegay in xifdinta Quraanka uu wasiiro badan oo xukuumada Siilayo ka tirsan uu soo qori doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News