Saxilnews.com
Daawo” Wasiir Ina Muuse Diiriye Waxaan Leeyahay Hadii Aad Maanta Maansoor naga Hor Istaagteen Meelo Aydaan naga Hor Istaagi Karin Baa Jira ..” Siyaasi Khadar Budle
March 14, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Siyaasi Khadar Budle xog hayaha difaaca ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uuhanjabadii ugu cusleed u diray xukuumada gaar ahaan wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha oo saaka soo saaray amar xisbigaasi lagaga hor istaagey shir uu Hargeysa ku qabsan lahaa

 

Siyaasigan ayaa waxaa uu wasiirka Maxamed Muuse Diiriye ugu hanjabey hadii ay maanta ka hor istaagen xisbiga Waddani Xaflad uu qabsanaa laha in ay jirto meelo aanay ka hor istaagi karin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News