Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Dhawaan Xil Wasiirnimo Uu Madaxweyne Siilanyo U Magacaabey Oo Durtaba Amaan Kula Dul Kufay Wasaaradii Loo Magacabey
June 7, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka cusub ee wasaarada boosaha uu dhawaan madaxweyne Siilanyo u magacaabeyayaa waxaa uu durtaba amaan kula dul kufay wasaaradii uu madaxweyne Siilanyo u magacaabey isaga oo sheegay in wasaaradaasi aaney fadhiid aheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News