Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Cali Mareexaan Oo Warbaahinta Ka Sheegay In Uu Sharci U Haysto Iibinta Dhulka Danta Guud
April 29, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Mareexan oomaanta kulan la yeeshay gudida dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka Somaliland waxaa uu sheegay in uu sharci u hayso iibinta dhulka danta Guud .

 

” Hantida la iibiyo ee dawlada marka hore dastuurka ayaa fasaxaya , dawladuna waa ay iibin kartaa waana ay kireen kartaa si sharciga waafaqsan ” ayuu yidhi Cali Mareexaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News