Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Meeraystay Iibka Dhulka Dugsiga Riis Ee Magaalada Hargeysa “Waxba Kalama Socdo Arrintaas”
October 4, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Md Cali Maxamed Xassan Cali Mareexaan ayaa waxaa uu ka maraystay dhulka danta guud ah ee la iibiyey ee uu leeyahay dugsiga hoose dhexe ee Riis oo ku yaala magaalada Hargeysa

Wasiirkan oo xukuumada u qaabilsan iibinta dhulka danta guud ah waxaa uu sheegay in aanu waxba isagu kala soconin arintaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News