Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Cadaani Oo Isaga Oo Burco Jooga Ka Jawaabey Eedeymo Ka Soo Yeedhay Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Faysal Cali Waraabe
January 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Burco (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani

ayaa isaga oo ku sugan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaa uu ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Musharax Cabdiraxmaan Ciro oo uu idaacada Radio Hargeysa ku dhaliilaayey

Muddane Cadaani ayaa waxaa uu sidoo kale ka jawaabey eedeen uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe u soo jeediyey wasiirada daba yaaca gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi waxaana uu Cadaani sheegay in ay sharaf tahay in ay wasiirada bar bar socdaan gudoomiye Muuse Biix balse aanay aheyn wax la isku dhaliilo

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News