Saxilnews.com
Daawo:-Wasaaradda Maaliyadda Oo Shan Milyan Oo Doolar Ku Wareejisay Baanka Dhexe Ee Somaliland  
March 29, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta masuuliyiinta baanka dhexe ee Somaliland ku wareejiyey qadar lacag ah oo dhan Shan Milyan oo Dollar .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=ZktJIF5oz3g

COMMENTS
Latest News