Saxilnews.com
Daawo:-Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland Oo Tababar Magaalada Berbera Ugu Soo Xidhay Shaqaalaha Wasaaradda Ee Gobolada Dalka
March 30, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa maanta magaalada Berbera kusoo gabagabaysay tababar muddo Shan cisho uga socday shaqaalaha wasaaradda ee gobolada Dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=OqebqWa-uK4

COMMENTS
Latest News