Saxilnews.com
Daawo:-Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Hanjabaado Culus Hawda U Marisay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madax Dhaqameedka
March 30, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa ay hanjabaado culushawda u marisay xisbiyada mucaaridka iyo madax dhaqameedka dalka .

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Jamaac Cabdilaahi Biin oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in xisbiga yidhaahda waxaas lama qaban karo ay talaabo xukuumadu ka qaadi doonto

 

Sidoo kale wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu tilmaamay in cid kasta oo nabad galyada ka hor timaada oo caaqil ah laga saari doono diwaanka caaqil nimada oo sharciga la marin doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News