Saxilnews.com
Daawo:-Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Sheegtay In Dacwad Ay U Gudbin Doonta Maxkamada Sare Ee Somaliland Iyo Cida Ay Ka Gudbineyso
June 28, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiir ku xigeenka gobalada iyo degmooyinka ee wasaarada arimaha gudaha

Somaliland Jaamac cabdilaahi Biin ayaa waxaa uu mar kale ka hadley khilaafka ka taagan golaha deeganka magaalada Saylac

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in isaga yo wafti uu hogaaminaayo ay dhawaan safar ku tageen magaalada Saylac sidii ay khilaafkaasi u xalin lahayeen balse ay isku mari wayeen .

Sidoo kale wasiir ku xigeenka oo wareysi siiyey telefishanka Bulsho Tv waxaa uu cadeeyey in khilaafkaasi maxkamada sare loo gudbin doono si ay tafsiir sharci uga bixiso

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News