Saxilnews.com
Daawo:-“ Waryaa Muddo Kordhin Waa La Sameynayaa …” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland
December 12, 2018 - Written by Admin..

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in golahoodu uu muddo kordhin sameyn doono hadii ay doorashadii ay wakhtigeedii  ku qabsoomi weyday

Gudoomiyaha ayaa dib u dhaca doorashooyinkaas waxaa uu dusha u saarey hogaamiyayaasha xisbiyada qaranka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News