Saxilnews.com
Daawo:— Wariye Somalilander Ah Oo Caddaalad Darro Weyn Ka Tirsaday Xukumadda Somaliland
October 5, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Wariye reer Somaliland ah oo caddaalad darro weyn ka tirsaday xukumadda Somaliland.

Wariyahani waxaa uu sheegay in arrinta uu meeshan u yimid oo ah gabadh yar oo uu adeer u yahay o xukuumadu toogatay aan arrinkeeda waxba laga qaban, islamarkaana uu maxkamada ugudbin doono arrintan.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News