Saxilnews.com
Daawo:-Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Laga Qaadey Madaxweynaha Dalka Jabuuti , Kana Hadley In Uu Mar Danbe Isa Soo Sharaxi Doono
January 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Laanta afka Somaliga ah ee idaacadaVOA ayaa waxaa ay dhawaan wareysi dhinacyo badan taabanaya ay la yeesheen madaxweynaha dalka Jabuuti Muddane Ismaciil Cumar Geele .

 

Madxweynaha ayaa waxaa uu ka hadley in uu mar danbe isa soo sharxi doono , shaqo abuurka dawladiisu u sameyso dhalinyarada , khatarta ay ururada Argagixasadu leeyihiin iyo saldhigyada dalalka

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News