Saxilnews.com
Daawo :- Warbixin Laga Diyaariyey Sicir Bararkii Oo Xadhko Goostey , Sarifkii Dollar-ka Oo Gaadhey Halkii Ugu Sareysay , Dareenka Xukuumada , Xisbiyada Iyo Shacabka
April 10, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Sicir bararka Somaliland ka jira ayaa mar kale xadhkaha goostey , sidoo kalesarifka lacagta Dollar ka ayaa iyaduna saaka gaadhey halkii ugu sareysay waxaana 1 Dollar lagu sarifaayey 9000 (sagaal Kun oo Shiling Somaliland Ah )

 

Xukuumada , Xisbiyada Mucaaridka iyo shacabka reer Somaliland ayaa waxaa ay arintaasi ka bixiyeen aragtiyo kala duwan

Halkan Hoose Ka Daawo War Bixin Laga Diyaariyey

COMMENTS
Latest News