Saxilnews.com
Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Qaabka Dalka Turkiga Looga Soomo Bisha Barakaysan Ee Ramadan Iyo Dareenada Dadka Musliimiinta Ah Ee Dalkaas Ku Sugan
June 13, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Iyada oo lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan ayaa waxa warbixin laga diyaariyey qaabka dalka Turkiga gaar ahaana caasimada wadankaasi ee Istaanbuul looga soomo Bisha Ramadan iyo waxyaalaha ay kaga duwan yihiin dalalka kale ee Islaamka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=LHkpAQJigPM

COMMENTS
Latest News