Saxilnews.com
Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Laba Dumar Ah Oo Todoba Caruur Ah Ku Dhalay Magaalada Muqdisho Iyo Hooyooyinka Caruurta Dhalay Oo Xaaladdooda Caafimaad Ka Warbixiyey
May 3, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Muqdisho(Saxilnews) Laba Dumar ah ayaa cusbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho hal mar ku wada dhalay Todoba Caruura oo mataano ah,xaalada caruurtan iyo hooyooyinka dhalay ayaa hadda mid fiican,waxaana ay ka warbixiyeen dhakhaatiirta iyo hooyooyinku xaaladda caafimaad. 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News