Saxilnews.com
Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Falalka Xatooyada Ah Ee Ka Dhaca Suuqyada Hargeysa Wakhtiyada Lagu Jiro U Diyaar Garowga Ciidaha
June 15, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Wakhtiyada loo diyaar garoobay maalmaha ciidaha oo ah maalmo ka duwan maalmaha kale isla markaana dadku ay wada faraxsan yihiin ayaa waxa suuqyada Hargeysa ka dhaca falal xotooyo ah oo lagu dhacayo dadka ku ganacsada Suuqyada caasimada Hargeysa.

Ganacsatada suuqyada ku ganacsatada ayaa ka warbixiyey dhacdooyinkii ay la kulmeen intii ay fadhiyeen suuqa ee ay ka ganacsanayeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=HsblticQ9h8

COMMENTS
Latest News