Saxilnews.com
Daawo :- Warbixin Laga Diyaariyey Daruufaha Adag Ee Ay Ku Nool Yahiin Dadka Maskaxda Ka Xanuusanaya Gaar Ahaan Bisha Ramadaan
June 19, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Dadka maskaxda ka xanuusanaya isla markaana xuskoodu aanu caadi aheyn ayaa waxaa ay ku nool yahiin nolal aad u adag kuwaas oo wheel u ah dhibicda roobka iyo falaadhaha cad ceeda

 

Dadkan ayaa sidoo kale waxaa ay daruufahaasi qaar ka sii adag ay galaan Bisha ramadaan waayo la xidho goobihii iyo Hoteladii ay ka cuni jireen cuntooyinka ama hanbooyinka

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixin Arintan Laga Sameeyey

COMMENTS
Latest News