Saxilnews.com
Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Burburka Iyo Dayaca Xoogan Ee Ka Muuqda Jidka Wayn Ee Isku Xidha Hargeysa Iyo Gabiley Oo Sababa Khasaare Naf Iyo Maalba Leh
May 30, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilews)Waxa dayac iyo  burbur xoogani ka muuqdaa jidka wayn ee isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley kaas oo sababa khasaare naf iyo maalba leh,waxaana darawaliinta gadiidka safarka ku jiraa ay cabasho xoogan ka muujiyey burburkan wadada ka muuqda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=L6fb9z67QNM

COMMENTS
Latest News