Saxilnews.com
DAAWO: Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Arrimo Xasaasi Ah Oo Uu Ka Hadlay.
August 20, 2017 - Written by cabdilaahi hargaysa

Hargeysa:-(Saxilnews.com) Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi kulul oo magaalada Hargeysa lagula yeeshay hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,waxaana uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay kamid yihiin in khilaaf la sheegay in uu soo kala dhex galay isaga iyo guddoomiye Cirro, muranka iyo xiisadda ka taagan golaha wakiilada Somaliland iyo qodobo kale oo xasaasi ah ee

Halkan Hoose Kaga Boggo

COMMENTS
Latest News