Saxilnews.com
Daawo:-Wafti Uu Hogaaminayay Wasiirka Qorshaynta Oo Dib Ugu Soo Laabtay Hargeisa
January 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Wafti uu hogaaminayay wasiirka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Maxmaed Ibraahim Aadan oo socdaal ugu maqnaa qaar ka mid ah qurbaha ayaa dib ugu soo laabtay magaaladda hargeisa

COMMENTS
Latest News