Saxilnews.com
Daawo:-Wafti Ka Socda Xukumada Somaliland Oo Wakhti Roobabkii Ka Da’een Barriga Gobolka Saaxil Olole U Tagey Xilli Ay Hore U Dayaceen Deegaanadaasi
May 3, 2017 - Written by suxufi
Berbera (Saxilnews):- Wafti ka socda xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay safar olale u muuqda ay ku tageen deeganada Bariga magaalada Berbera oo la sheegay markii ay abaarta xun ka jirtay in ay aad u dayaceen

.

Deeganadan ayaa waxaa labadii cisho ee ugu danbeeyey ka curtey roobabkii Gugu , waxaana waftigii xukuumada ka socdey ee halkaasi tegay ka mid ah wasiirul dawalaha wasaarada waxbarahsada iyo wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News