Saxilnews.com
Daawo:– “Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo Inan Gumeednimo Iyo Madadinimo Midna Uma Socono” Cali Khaliif Galeydh
March 12, 2017 - Written by suxufi

Laascaanood (Saxilnews) Dr. Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo aanay aheyn mid ay ka leeyihiin dano gaara

“Qolyahan Somaliland waxay yidhaahan sumadayadii ayaa ku taala oo ingiriiskii ayaana wada xukumi jiray waxay yihiina wax ka liita meeshan kuma noola”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News