Saxilnews.com
Daawo:-Waa Sidee Xaaladda Magaalada Burco Ee Xanuunka Shuban Biyoodku Ka Dilaacay Imisa Qof Ayaase Xanuunkan Shuban Biyoodka U Jiifa Burco?
June 16, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

 

Hargeysa(Saxilnews)-Isuduwaha wasaaradda Caafimaadka gobolka Togdheer ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay marayso xaaladda Magaalada Burco oo uu dhawaan ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodku,sidoo kalena waxa uu shaaca ka qaaday tirada dadka ilaa hadda u jiifa xanuunkan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News