Saxilnews.com
Daawo:-Waa Sidee Xaaladda Amaan Ee Caasimada Hargeysa Habeenkii? Daawo Warbixin Cajiiba Oo Laga Diyaariyey
April 5, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Waxa warbixin laga diyaariyey xaalada amaan ee caasimada Hargeysa,waxaana ay Hargeysa noqotay magaalo shaqaysa si nabad galiyo ah ilaa saddexda Habeenimo.

Bulshada caasimada Hargeysa ayaa ka warbixiyey dareenadooda ku aadan nabadgaliyadan iyo xasiloonida ay ku naaloonayaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News