Saxilnews.com
Daawo: Ururka SOYDAVO oo Tartan dhiiri galin ah uqabtay Ardayda Dugsiyada Oodweyne
April 29, 2015 - Written by muuse xaasi

Oodweyne(Saxilnews)  Ururka soydavo  ayaa maanata ardayda dugsiyada haragwaafi iyo oodweyne secondary school uqabtay Barnaamij ay ugu magacdareen barnaamijka dhiirigalinta dhalinyarada ,sida farxshaxanka ,majaajilada ,suugaanta ,iyo waliba ciyaara dhaqameedka ,

Tartankan oo ay ka qayb galayeen  52 arday Waxayna ardayda dhigata dugsiyadani  ku tartameen islamarkaana  halkaasi kusoo bandhigeen hibooyinka mid kasta gaarka uleeyahay iyadoo ardayda ku guulaysanata la gudoonsiinyay abaalmarino.

 

COMMENTS
Latest News