Saxilnews.com
Daawo: Ururka Dadka Gaagaaban iyo Qaybtay ku lahaayeen ololaha Nadaafada
April 7, 2015 - Written by muuse xaasi

Hargaysa(Saxilnews) Gudoomiyaha Ururka Dadka Gaagaaban ,oo ay wehelinayaan Gudoomiye ku xigeenkiisa, iyo waliba xoghayihiisa ayaa saaka si wayn uga qayb qaadanayay ololaha  nadaafada Magaalada Hargaysa.

COMMENTS
Latest News