Saxilnews.com
Daawo:- Ururka Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirada Iyo Qaabkii Uu U Dhacay Dagaalkii Ay Dhawaan Ku Qaadeen Ciidamada Puntland
June 17, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Moqdisho (Saxilnews):- Ururka Al-Shabaan Ayaa Waxaa Ay Ayaa Soo Bandhigtay Sawiro Iyo MuuqaalLaga Soo Qaada Weerarkii Dhawaan Ee Ku Qaadeen Xero Ciidanka Daraawiishta Maamulka Puntland Ku Lahaayeen Deegaamka Af Urur Ee Gobolka Bari.

Image may contain: fire

Al Shabaab Ayaa Sheegay Weerarkan In Ay Ku Dileen In Ka Badan 60- Askari Oo Katirsanaa Ciidamada Daraawiishta Puntland , Waxa Ay Sidoo Kale Sheegeen In Ay Ku Qabsadeen Dagaalkaasi Gaadiid Dagaal Iyo Saanad Ciidan.

Sawirada Al Shabaab Soo Bandhigeen Ayaa Ka Muuqda Sida Uu U Dhacay Weerarkii Ay Ku Qaadeen Xerada Ciidanka Ee Af Urur, Waxa Ay Sidoo Kale Al Shabaab Soo Bandhigeen Meydadka Askar Katirsan Ciidanka Puntland.

Image may contain: sky, outdoor and nature

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, outdoor and nature

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, mountain, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, people standing, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, people walking and outdoor

Image may contain: fire

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: car and outdoor

No automatic alt text available.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: outdoor and nature

 

COMMENTS
Latest News