Saxilnews.com
Daawo: Tirada Dadka Xannuunka Shuban-Biyoodku Soo Ritay Ee Magalada Burco Oo Maraya 2736 Qof
May 30, 2017 - Written by suxufi

Burco (Saxilnews):- Waxaa marba marka ka sii danbeysa aad u sii fidaya dadka uu xanuunka shubanbiyoodku soo ritey , waxaana dad daalo xanaankaasi lagu xakameynaayo wada xukuumada Somaliland iyo Haay’adda Bisha Cas

 

Haay’adda Bisha cas oo masuulyiinteedu ay warbaahinta kula hadleen magaalada Burco waxaa ay sheegen in ilaa hada xanuunka shuban biyoodku uu soo ritey dad ay tiradooda ku sheegeen (laba Kun Todoba Boqol Iyo Lix Iyo Sodon Qof ) 2736qof isla markaana 24 sacadood ee ugu danbeeyey waxaa la qaabilay 140 qof

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News