Saxilnews.com
Daawo:-Taliyaha Guud Ee Ciidamada Asluubta Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saarey Shuban Biyoodkii Ka Dilaacay Xabsiga Magaalada Burco
June 4, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Burco (Saxilnews):- Taliyaha guud ee ciidamada Asluubta Somaliland Sareeyo Guuto Maxamed CismaanXudhuun ayaa waxaa uu sheegay in xabsiga magaalada Burco ay ku guuleysteen in ay ka xakameeyaan cudurkii shuban biyoodka ee halkaasi dhawaan ka dilaacay

Taliyaha ayaa sheegay in hada ay xanuunkaasi u jiifaan oo kaliya 10 maxbiis halkii marki xanuunku soo rigay maxabiis ku dhaw dhaw 60 qof

Halkan Hoose Ka Dawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News