Saxilnews.com
Daawo:-Taliyaha Aaga Bari Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Nabagaliyada Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool
April 30, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews) Taliyaha Aaga Bari ee ciidamada Qaranka Somaliland oo maanta shir jaraa;id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa ka hadlay nabadgaliyada deegaanada Koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=1B2GksBojPU

COMMENTS
Latest News