Saxilnews.com
Daawo:-Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah Oo Ka Dhashay Rabshado Dagaal Oo Dhex Maray Laba Kooxood Oo Dhalinyaro
April 18, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Taliyah ciidanka Booliska gobolka Togdheer Gaashaanle Cabdi Muuse Cabdilaahi ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay rabshado Dagaal oo dhex martay laba Kooxood oo dhalinyaro ah oo magaalada Burco ku dagaalamay.

Waxaana uu sheegay in ay dhamaan dadkii khasaarahaasi gaystay ay gacanta ku hayaan ciidanka Booliska gobolka Togdheer walina ay socoto baadhista kiiskaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=WsTrvROwO70

COMMENTS
Latest News