Saxilnews.com
Daawo:-Suldaanka Guud Ee Beelaha Arab Oo Dhagax Dhigay Xarun Cilaaj Oo Loo Dhisaayo Sheekh Cabdul-Xaq
June 10, 2017 - Written by suxufi
Baligubadle (Saxilews):- Suldaanka guud ee beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed SuldaanFaarax ayaa dhagax dhigay xarun Cilaaj oo loo dhisaayo Sheekh Cabdul Xaq oo ah wadaad dadka ka cilaajiya Jinka iyo sicirka, waxaana xaruntan laga dhagax dhigay magaalada Balli-gubadle ee gobalka Hawd.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News