Saxilnews.com
Daawo : Suldaan Cali Saleeban Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Wareejinta Iyo Boobka Xukuumada Ee Haamaha Berbera
September 1, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com )Suldaan Reer Saaxila Oo Bogaadiyey Bulshada iyo Barlamaanka Somaliland Siday Ugu Gilgisheen Qadiyada Haamaha Shidaalka Berbera ee Xukumada Siilanyo  Orod Ugu Jirtay Inay Ku Wareejiso Shirkad Macaash-doona & Dad Ka Soo Jeeda Madaxtooyada.

 

saxilnews005@gmail.com

Hargaysa // Office

COMMENTS
Latest News