Saxilnews.com
Daawo:-Su’aashii Ugu Adkeed Oo Xalay La Weydiiyey Faysal Cali Waraabe .. ” Hadii Xukuumadu Wasiir Ku Magacowdo Wasaaradee Baad Dooran Laheyd …”
April 8, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Ardeyda jaamacada Hargeysa ayaa waxaa ay habeenkii xalay ahaa su,aashiiugu adkeyd ay weydiisay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe .

Ardey ka mid ah ardeydaasi ayaa waxaa uu Faysal weydiiyey hadii ay xukuumada Siilanyo tidhaahdo wasiir baan kuu magacaabeynaa wasaarada uu dooran lahaa

 

Muddane Faysal ayaa su,,aashi aad uga gil gishay isla markaana si cadho leh ugu jawaabey ” Waxaasi ma su,aal baa nin madaxweyne u taagan maxaa halkaa u arkey , waxba kamaan qabteen dee  ” ayuu yidhi Faysal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News