Saxilnews.com
Daawo” Soomali Waxaa Kala Fogeeyey Waxii Uu Sameeyey Farmaajo Adeerkii … ” Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Hadalo Adag Ku Ganay Madaxweyne Farmaajo
June 28, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo ku sugandalka Sucuudiga ayaa waxaa uu si kulul ugu jawaabey hadaoo dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliya

Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in ay Somali kala fogeysay waxii uu sameeyey madaxweyne Farmaajo adeerkii Marxuum Maxamed Siyaad Barre

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News