Saxilnews.com
Daawo: Soo Dhawaynta Qaxootiga Wadanka Yemen Iyo Hadaladii Masuulyiintu Kusoo Dhaweeyeen ”
April 22, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Markab Mv Noba Oo sida Ilaa 440 qof oo kasoo Qaxay Dagaalada Yaman ayaa Lagu Soo dhaweeyey Dekeda Caalamiga Ee Berbera Taliyaha Guud Ee Laanta Socdaalka Iyo Agaasimaha Dib Udejinta ayaa Ka Qayb Qaatay Soo Dhawaynta Dadka Jilicsan ee Soo Qaxay :

Halkan Ka Daawo

 

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News