Saxilnews.com
Daawo” Somaliland Maanta Jar Bay Ka Sii Lalaa Laadaa ….” Siyaasi Keyse Cali Geedi Oo Weedhahii Ugu Adkaa Ku Weeraray Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye
May 26, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Kayse Cali Geedi oo ka mid ah saraakiisha xisbiga Waddani waxaa uuweedhihii ugu adkaa uu ku weeraray xukuumada Somaliland iyo xisbigeeda Kulmiye

Siyaasigan ayaa sheegay in Somaliland ay maanta Jar ka sii laad laado isla markaana loo baahan yahay in xukuumada talada haysa iyo xisbiga Kulmiye laga bad baadiyo .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News