Saxilnews.com
Daawo:-Somaliland Inay Xidhiidhka U Jarto Qadar Wax Dan Ah May Dhaafsan ….Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami
June 11, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa(Saxilnews):-halkan ka daawo abdiraxmaan cadami oo ka tirsan siyaasiyiinta Somaliland ayaa waxaa uu sheegay inaaney Somaliland wax dan ahi ugu jirin inay taageerto go aanka sucudigu ka gaadhey dawlada qadar

Halkan ka daawo muuqaalka 

COMMENTS
Latest News