Saxilnews.com
Daawo:-Siyaasiyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Wasiirada Ku Eedeyey Sicir Bararka Dalka Ka Jira , Adeegyada Zaad Iyo E-Dahab-na Ka Difaacey Eedo Loo Jeediyey
January 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasiyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo kala AhMuj Ooto Biixi iyo Khadar Budle ayaa waxaa ay sheegen in sicir bararka dalka ka jira ay kaalinta ugu weyn ay ka ciyaaran wasiirkada xukuuada Siilanyo .

 

Sidoo kale waxaa ay siyaasiyiintani ay eedo ka difaceen eedo ay xukuumadu u jeedisay adeegyada Zaad iyo E-Dahab .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News