Saxilnews.com
Daawo Siyaasi Xussen Xoog Oo Ka Hadley Gudomiyaha Cusub Ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
October 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasiga Xussen Xoog  ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde waxaana uu sheegay in uu yahay shaqasi ku haboon in uu kursigan ku fadhiisto

Sidoo kale Muddane Xussen Xoog waxaa uu hanbalyo u diray Musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Ciro oo isagu kursigan uga kacay xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News