Saxilnews.com
Daawo:-Siyaasi Cai Sanyare Oo Kamid Ah Saraakiisha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Ujeedada Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Maraykanka Iyo Xaalada Abaareed Ee Dalka Ka Taagan
January 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Daawo:-Siyaasi Cali Sanyare oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo mudooyinkii u danbeeyey safaro shaqo ugu maqnaa dalka Maraykanka ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Waxaana uu siyaasi Cali Sanyare ka warbixiyey ujeedada safar uu ugu maqnaa dalkaasi Maraykanka,sidoo kalena waxa uu ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta.

 

Halkan  hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=eLQpFfPGLqo

COMMENTS
Latest News