Saxilnews.com
Daawo:-Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Ka Hadley Hirdanka Hanashada Kursiga Gudoomiye Nimo Ee Ka Dhex Curtey Xisbiga Kulmiye
October 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Aadan Axmed Cilmi dhoolayare oo ka mid ah siyaasiyiinta ku jirta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley hirdan uu sheegay in uu ka dhex curtey xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye

Muddane Dhoolayare ayaa waxaa uu sheegay in wakhti xaadirkan xisbiga Kulmiye dhabaha saaray hirdan  cusub oo loogu jiro cidii hanan laheyd kursiga gudoomiyaha xisbigaasi  waxaana uu xusay in ay arintaasi mareyso  meel adag oo uu ku masaalay maskii qoratada  afka galiyey ee hadii uu liqana dhimanaayey hadii uu tafana indho beelaayey

COMMENTS
Latest News