Saxilnews.com
Daawo:-Shir Lagaga Hadlayo Adkaynta Amaanka Iyo Horumarinta Khayraadka Baddaha Somaliland Oo Hargeysa Ka Furmay
January 23, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)DaawoShir lagaga hadlayo sidii loo adkayn lahaa amaanka iyo horumarinta khayraadka badaha Somaliland isla markaana looga hor tagi lahaa falalka budhcad badeed ayaa ka furmay magaalada Hargeysa.

Waxaana shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah qabsoomidiisa iska kaashaday xafiiska xidhiidhka ka hortaga budhcad badeeda ee Somaliland iyo urur goboleedka IGAD.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=KnvTfJygJ7M

COMMENTS
Latest News